Xildhibaano taageersan Gudoomiye Jawaari oo digniin cusub soo saaray (Shir Jaraaid)

Xildhibaano taageersan gudoomiyaha baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay ka digeen in kulan aan loo dhamayn la qabto maalinta Arbacada ah ee soo socota. Waxay ku eedeeyeen masuuliyiinta Xukuumada iyo Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamaanka Cabdi weli Muudey inay fowdo ka wadaan dalka ayna ka shaqeynayaan iney … Continue reading Xildhibaano taageersan Gudoomiye Jawaari oo digniin cusub soo saaray (Shir Jaraaid)